Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed oo u Dabaal degay todobaadka Dhagoollada “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed oo u Dabaal degay todobaadka Dhagoollada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano “SONAD” ayaa 21-ka bishaan qabtay dabaal degga todobaadka Dhagoolayaasha caalamka “International Week of the Deaf”.

Todobaadka Dhagoolayasha ayaa ayaa laga xusaa Aduunka Sanad walba marka la gaaro bisha Septeber.

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

Xafladda dabaal dagga ayaa ka dhacday xarunta iskuulka dhagooalayaasha Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho waxaana ka qayb galay marti sharaf kala gadisan.

Xoghayaha guud ee Ururka dhagoolaayasha Soomaaliyeed Muuse Xasan Axmed ayaa ka hadlay xafladda isagoo ku dheeraaday sida xuska todobaadka uu muhiimad gaar ah ugu leeyahay dadka Dhagaha la’a ee Soomaaliyeed.

Muuse Xasan ayaa sheegay in dabbaal dagga Todobaadkan uu halku dhigiiso yahay “luuqadda Ishaarada waa u mihiim Carruurta Dhagaha la’a”.

Dhanka kale Xoghayaha Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed Muuse Xasan ayaa sheegay in haddii Carruurta Soomaaliyeed ay bartaan luqadda Ishaarada in ay awoodi karaan inay wax bartaan oo ay heer fiican ka gaaran waxbarasha.

Guddoomiye ku xigeenka Ururka Dhagoolayaasha CIsmaan Maxamed Nuur oo isna ka hadlay xafladda ayaa sheegay in muhiim ay tahay in waxbarasho tayo leh loo helo Carruurta Maqalka la’a ee Soomaaliyeed hase ahaatee ay ku xirantahay in horumar la gaarsiiyo luqadda ishaarada.

Qarka mid ah macallimiinta Maqalka la, oo Xaflad lagu furayay Iskuul ay wax ku baran doonaan dadka nuucaas ah ayaa sheegay inay aad u dhiiri galinayso Arrintaan dhammaan dadka Dhagoolashaasha ah.

Waxaa goobta laga aqirayay qoraal uu soo direy Gudoomiyaha Ururka Dhagoolaayasha Soomaaliyeed Abuubakar Shiikh Cabdulle oo si wayn uga hadlay muhiimadda uu u leeyahay todobaadkan dadka Maqalka la’a ee ku nool Soomaliya iyo Adduunka.

Abuubakar ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliyeed in ay saxiixdo “Convention of right of person with disability (CRPD) oo ah Mabda’a Caalaamiga ah ee QM ay soo saartay si lay u helaan xuquuqdooda.

Deaf 2 deaf Week of the Deaf (10) Week of the Deaf (11) Week of the Deaf (18) Week of the Deaf (20) Week of the Deaf (22)

Previous Post

Kulan looga hadlayay Garsoorka oo Gaalkacyo lagu qabtay

Next Post

Wasiir Dhuuboow “Cayaartooydan yar yar waa mustaqbalka beri”

Next Post
Wasiir Dhuuboow “Cayaartooydan yar yar waa mustaqbalka beri”

Wasiir Dhuuboow "Cayaartooydan yar yar waa mustaqbalka beri"

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In