Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur loo qeybiyay dhar ay ku ciidan farxadda ciidul adxa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Carruur loo qeybiyay dhar ay ku ciidan farxadda ciidul adxa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdule Afrax ayaa maanta deeq dhar ah oo loogu talagalay in ay ku ciidan gaarsiiyay xarunta Maama Sahra Charity Degmada C/casiis oo ah xarun lagu dhaqan celiyo carruurta darbi jiifka.

Dadka deeqda la gaarsiiyay ayaa isugu jira carruur dhallinyaro iyo dad da’ah ah, iyagoo wajiyadooda laga dheehan karo farxad si ay ugu qeyb Qaatan faraxda Ciidul Adxa.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026

Qaar ka mid ah dhallinyarada deeqda dharka ah la gaarsiiyay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin deeqda la soo gaarsiiyay, ayna Guddoomiyaha uga mahadcelinayaan kaalmada uu gaarsiiyay.

Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdule Afrax oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in kaalmadan uu ugu talagalay in carruurta lagu xanaaneeyo xaruntaasi ay farxadda ciidda la qeyb sadaan carruurta kale.

1991 markii ay bur burtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya ayaa gudaha dalka waxaa aad ugu batay carruur darbi jif ah oo Isticmaala waxyaabaha maanka dooriya, balse xarunta Maama Sahra Charity ee Degmada C/casiis oo ah xarun lagu daryeelo carruurta ayaa ah mid dhawaan halkaasi laga hirgeliyay.

vlcsnap-2015-09-22-16h21m32s37 vlcsnap-2015-09-22-16h21m40s109

vlcsnap-2015-09-22-17h20m19s167 vlcsnap-2015-09-22-17h20m30s45 vlcsnap-2015-09-22-17h20m42s177 vlcsnap-2015-09-22-17h21m18s23 vlcsnap-2015-09-22-17h21m48s73 vlcsnap-2015-09-22-17h21m52s133 vlcsnap-2015-09-22-17h22m15s103 vlcsnap-2015-09-22-17h22m33s1

Previous Post

Maman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya

Next Post

Olole nadaafadeed oo ka socda qeybo ka mid ah degmada Wadajir “SAWIRRO”

Next Post
Olole nadaafadeed oo ka socda qeybo ka mid ah degmada Wadajir “SAWIRRO”

Olole nadaafadeed oo ka socda qeybo ka mid ah degmada Wadajir “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ee Galmudug iyo Puntland oo iskaashanaya ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Galkacyo,...

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In