Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii ka dhacday Xajka inay sabab u ahayd waxa ay ugu yeertay Maamul xumada Sacuudiga ka.
In kabadan 700 oo qof ayaa geeriyootay kadddib markii ay isku duldaateen, dadkii xujayda ee ku sugnaa Mina.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Sucuudiga waxa uu sheegay in sheekada nuucaasi ah inay tahay mid naceyb ah,
Warbaahinta Dowladda Iiraan ayaa baahisay in dhacdadas ka hor Jiddadka loo Xiray Madaxโsare oo goobta maraysay.
Iiraan oo 131 qof ay dhacdadaasi uga geeriyootay waxa ay sheegtay in Sucuudiga ay ku eedeynayaan maamul xumo, waxayna dalbatay in kuwa ka dambeeya Arrintaasi Tallaabo Cadlaga qaado.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...












