Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaawacyo Imaaraadka loo qaaday “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhaawacyo Imaaraadka loo qaaday “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii toddobaadkii u dambeeyay ka dhacay  afaafka hore ee  Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa loo qaaday Maanta Waddanka Iskutagga Imaaraadka Carabta si loo daweeyo.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ,

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Cali Kadiye,Wasiirka Caafimaadka Xaawo Xasan Maxamed iyo wasiirka Amniga Gudaha Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ku sii Sagootiyay dadkaas oo gaarayay 12 qof oo ka mid ahaa dadkii waxyeellada ka soo gaartay qaraxii Todobaad ka horka dhacay  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Wasiirka Caafimaadka  Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xaawo Maxamed Xasan ayaa  sheegtay in dadka maanta Imaaraadka looqaada ay a haayeen kuwii ugu darnaa ee ku dhaawacmay  qarixii kooxda shabaab ay ka gaysteen Meel u Dhow Madaxtooyada Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa aad ugu mahadceliyay Dowladda Imaaraadka carabta  sida ay uga qayb qaadanayaan Dawaynta dadkaan iyo kaalintooda Muuqata.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed  ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baqay inay la shaqeeyaan Ciidamada Ammanka si looga hortago Falalka kooxda shabaab ay ka gaysanayaan Magaalada Casimadda ah ee Muqdisho

21 Bishaan ayay hayad markii  kooxda Arxan laawayaasha ah ee Shabaab  ay weerar Argagixisonimo ku qaadeen goob Aanan sidaa uga fogayn agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya

DSC06029

DSC06006 DSC05828 DSC05848 DSC05850 DSC05891 DSC05898 DSC05913 DSC05940 DSC05957 DSC05961 DSC05981 DSC05987

 

Sawir Qaade farxaan Sulaymaan Daahir

 

Previous Post

Maalinta Cudurka Raabiyada oo laga Xusay Muqdisho”SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo Ammaanay Bulshadii ka qayb qaatay Nadaafadda Caasimadda

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo Ammaanay Bulshadii ka qayb qaatay Nadaafadda Caasimadda

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In