Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha madaxweynaha dalka oo kulan la yeeshay saraakiisha booliiska

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan guddoomiyaha barlamanka Soomaaliya ahna ku simaha madaxwaynaha dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari “   uu maanta xarunta villa Hargaysa     uu kula yeeshay saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliyeed ee  maamul goboleedyadda  Dalka ka jira ayaa ujeedadiisu  ahayd sidii  uu ugu  dhiirgalin lahaa  qorsha uu wado taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ee ku aadan nuuc uu noqonayo Ciidanka  ay yeelanayaan  maamul goboledyadda xubnaha ka noqonaya dowladda Federaalka madama uu dalkeenu qaatay hanan  federalka ah.

Guddoomiyaha gollaha shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa warbixin ka dhagaysatay  saraakiisha ciidanka booliiska Soomaaliyeed  la xirira qaabka  Ciidanka booliiska Soomaaliyeed  ay ugu midoobi lahayeen   sugidda  amniga shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud  oo  warbaahinta qaranka la hadlay markii uu kulankaasi soo idlaaday ayaa sheegay in kulankan ahmiyad weyn u leeyahay dib I qaabeynta ciidanka booliiska Soomaaliyeed guud ahaan gobolada oyo degmooyinka dalka.

Dhinaca kale  ku simaha madaxwaynaha ayaa kulan  xafiiskiisa kula qaatay safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Ambassador Wandamu iyagoo ka wada hadlay xoojinta wada shaqaynta labada baarlamaanka iyo iskaashiga  dhinacayadda aminga   ee Soomaaliya iyo Itoobiya,

Guddoomiyha golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sidoo kale  hambalyo u diray Guddoomiyaha  Cusub ee baarlamaanka Itoobiya, oo ay dhawan doorteen  xubnaha baarlamaanka dalkaasi.

Previous Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo Lagu Horumarinayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed”Sawirro”

Next Post

Kulan baroor diiq ah oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan baroor diiq ah oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan baroor diiq ah oo Muqdisho lagu qabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In