Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

NISA Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeysay Inta U Dhexeysa Muqdisho Iyo Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo saaka howlgallo ka wada Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho iyo Afgooye oo lagu baadi goobayay dhagar qabayaasha Al Shabaab oo suura gal ay tahay in ay ku dhuumeeleysanayaaan meelaha howlgala laga sameeyay.

Howlgalada oo u muuqday mid hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ay ku howlgaleysay xoga dadka shacabka ah ka heleen oo ku saleysan wada shaqeyn shacabka iyo hey’adaha ammaanka ee Xoojinta nabad galyada ayaa dadku waxa ay ahaayeen kuwa  ay u fur muuqayeen tuhumo ay qabeen ee ka mid noqoshada UGUS.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Ciidamada ayaa guru guri u baaray deegaanada u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye sida Ceelasha Biyaha,Xaawa Cabdi,Carbiska, Degamada Agooye, iyo deegaano kale kuwaa oo laga soo qabtay dad kale duwan oo qaarkood markii la baaray la sii daayay halka kuwa kale ay ku cadaatay tuhumada dadka deegaanka ay qabeen ee ka mid noqoshada argagaxisada.

Hey’adaha Ammaanka iyo dadka shacabka ayaa isla fahmay ahmiyada amniga uu u leeyahay  dadka iyo dalka uuna qof walbaa uu xil ka saaran yahay taasi oo ka dhalatay in lagu guuleysto baro iyo xaafado ay ku dhuumaaleysanayeen UGUS oo ay soo sheegeen bulshada in la bur buriyo lana soo qabto, waxaana wada shaqeyntaasi ay ka dhigantahay in meel wanaagsan uu marayo amniga ayna la’yihiin meela ay ku dhuumaaleystaan kooxaha argagaxisada.

Previous Post

Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo ka hor jeediyay Khudbad Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Q.M

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Qaahira Heshiis Kula Saxiixday Shirkad Ganacsi oo Ka Howlgali Doonta Hiiraan”Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Qaahira Heshiis Kula Saxiixday Shirkad Ganacsi oo Ka Howlgali Doonta Hiiraan”Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Qaahira Heshiis Kula Saxiixday Shirkad Ganacsi oo Ka Howlgali Doonta Hiiraan"Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In