Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Boliiska oo Wada qorshe lagu Horumarinayo Ciidankaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Boliiska Soomaaliyeed (Dhageyso+Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in si loo horumariyo Ciidankaas uu Billaabay in  Ardayda ka Baxday Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare uu fursad u siiyo inay ka mid noqdaan Saraakiisha Boliiska.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaral Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tilmamay in  loo baahan yahay in la helo saraakiishii badali lahayd kuwa hadda ka shaqeeya  Taliska Boliiska.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

“Waxaan ku baaqay in ardayda ka baxday dugsiyada sare  iyo jaamacadaha  in ay ka mid noqdaan Boliiska, waxaa is diiwaan galiyay 400 oo arday  oo dugsi sare ah, Imtixaankii dadkaas waxaa ka qaaday AMISOM, waxaa ku baasay boqol iyo wax la jiro UGandha ayaana tababar loogu qaaday” Ayuu yiri Taliye Xaamuud.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in markale Talisku uu qaatay Arday ka baxay Jaamacadaha dalka Gudihiisa iyo dibaddiisa kuwaas oo Aqoontooda ay ka faa’iidaysan doonan Umadda Soomaaliyeed ee jecel Shaqada Ciidanka Boliiska.

“Waxaan kaloo dib ka qaadanay jaamiciyiin ka yimid dibadda iyo gudaha dalka, waxaan rabnaa inaan dadkaas u adeegsanno Aqoontooda,  Boliiska Soomaliyeed waxaan rabna  inuu noqdo Culays si Bulshada ay ugu shaqeeyaan”.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka hadlay qorshaha Tayaynta Ciidanka Qaranka

Next Post

Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo

Next Post
Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo

Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In