Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Nuux: Xanuun badan ayay nagu haysaa Shaqo la’aanta Dhallinyarada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux   ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay dhibayso shaqo la’aanta haysata Dhallinyarada Soomaaliyeed xilli dalka la doonayo inay Horumariyaan  Dhallintiisa.

“Xanuun badan ayay nagu haysa shaqo la,aanta dhallinyarada xarumaha waxbarashada waxa ay soo saaraan dhallinyaro aqoon leh kuwaas oo u baahan in ay helan shaqooyin wanaagsan, ka wasaarad ahaan shaqo abuurka dhallinyarada waxa ay noo tahay ahmiyadda koowaad” Ayuu yiri Wasiir Nuux.

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026
Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026

Wasiirka ayaa  tilmaamay in ka wasaarad ahaan ay  Arrimaha Horumarinta Dhallinyarada  Dadaal dheeriya ku bixidoonto si dalku uu u helo Awoodda Dhalliyaradiisa.

“Wasaaraddu si shaqo loo helo waxa ay diyaarisay 20 Dhallinyaro kuwaas oo labaray xirfadda gacanta si shaqadooda ay u horumariyaan Wasaaraddu waxa ay siisay qalab ay ku fuliyaan shaqadaas arrintaasna wasaaraddu way kuguulaysatay” Ayuu yiri Markale Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

Horumarinta waddan kasta oo dunida ku yaalla waxa ay ku xiran tahay dhallinyaradiisa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaana si arrintaas loo helo wadda dadaallo waxbadan loogu qabanayo Dhallinyarada si niyad ay ugu Yeeshan horumarinta dalkooda.

Previous Post

Taliyaha Booliska oo kulamo la leh saraakiisha booliiska Puntland

Next Post

Taliyaha Booliska” waxaan ka qayb galidoonaa Munaasabad Tababar loogu soo xirayo Saraakiil ka tirsan Puntiland

Next Post
Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka  Minisote

Taliyaha Booliska" waxaan ka qayb galidoonaa Munaasabad Tababar loogu soo xirayo Saraakiil ka tirsan Puntiland

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED   Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026
0

Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

February 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA), kaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In