Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Araday shahaaddooyin jamacadeed lagu guddoonsiiyay Galkacyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Araday shahaaddooyin jamacadeed lagu guddoonsiiyay Galkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradii 5-aad  ee kasoo wareegtay markii la aas aasay Jaamacadda Galkacyo ayaa maanta waxaa shahaaddooyin la guddoon siiyay Qeybtii labaaad ee ka qalin jabisay jaamacaddaasi.

Ardayda shahaaddooyinka la guddoonsiiyay ayaa gaareysay ilaa 20 arday oo isugu jiray wiilal iyo gabdho,  waxaana ka qeyb munaasabadda mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, aqoonyahanno waliidiin iyo marti sharaf kale.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Madaxa jaamacadda Galkacyo Prof  C/qaadir Maxamed Shirwac ayaa ugu horeeyn ka hadlay xafladda waxaana uu faah faahin ka bixiyay kulyadaha ay ka qalin jabiyeen ardaydaan, isagoo sheegay in ay ka qalin jabiyeen kulyadaha maamulka iyo dhaqaalaha, cilmiga caafimaadka iyo tiknoolajiyadda/

Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga Dowlad goboleedka Galmudug Saadaq Daahir Mire oo isna madasha ka hadlay ayaa bogaadiyay horumarka waxbarashada ee xiligaan ka jirta Galmudug,  isagoona ku boorriyay ardaydii goobta ku sugneeyd in ay sii laba laabaan dadaalkooda waxbarasho si ay ugaaraan yoolka ay higsanayaan.

Intii ay socatay munaasabadda ayaa ardaydii qalin jebisay waxa ay halkaasi abaal marinno ku gudoonsiiyeen macalimiintii wax soo baray iyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee Galmudfug mudane Cabdi samad Nuur Guuleed oo isagu sheegay in uu goob joog ka ahaa xiligii la furayay jaamacadda Galkacyo maantana uu aad ugu faraxsan yahay inuu goob joog ka ahaado munaasabadda shahaaddooyinka lagu guddoonsiinayo dufcaddii labaad ee ka qalin jabisa jaamacadda Galkacyo university.

vlcsnap-2015-10-10-16h16m52s120 vlcsnap-2015-10-10-16h17m25s170 vlcsnap-2015-10-10-16h18m34s112 vlcsnap-2015-10-10-16h20m40s92 vlcsnap-2015-10-10-16h21m27s58 vlcsnap-2015-10-10-16h21m44s213 vlcsnap-2015-10-10-16h22m56s141 vlcsnap-2015-10-10-16h23m44s99 vlcsnap-2015-10-10-16h24m28s49 vlcsnap-2015-10-10-16h33m30s76 vlcsnap-2015-10-10-16h34m08s199

Sawir qaade C/risaaq Maxamed Axmed 

 

Previous Post

Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo qabilay mas’uuliyiin ka socotay hey’adaha samafalka

Next Post

Shir looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Shir looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo ka furmay Muqdisho "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In