Caawa fiidkii ayaa diyaarad weyn oo rakaab ah waxa ay ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye, iyadoo dadkii la socdayna ay ka badbaadeen shilkaasi.
haddaba waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawirrada isla caawa laga soo qaaday diyaaraddaasi.
Sawir qaade Farxaan Suleyman Daahir