Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo furi doona kalfadhiga 7 ee golaha shacabka

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado in uu furo kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta golaha shacabaka,furitaanka ayaa waxaa ka qeybagalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya, guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka  iyo inta badan ee xubnaha Baarlamaanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu furitaanka kalfadhiga todobaad ee golaha shacabka ka jeediyo khudad dastuuri ah oo uu kaga hadli doono wax qabadka dowladda Soomaaliya iyo arimaha u qorsheysan in ay wax ka qabato.

Related posts

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026

Qodobka 90 aad ee dastuurka qaranka ayaa madaxweynaha dalka waxaa uu fareyaa in uu furo kalfadhiyada golaha shacabka, iyadoo kalfadhigan todobaad uu Baarlamaanka Soomaaliya uga dhigan yahay kalfadhigii ugu dambeeyay golaha, waxaana horey  soo mareen ilaa lix kalfadhi.

Kalfadhigan maanta sida uu qorshuhu yahay farmi doona waxaa Baarlamaanka Soomaaliya looga fadhiyaa in uu sharciyo badan uu soo saaro maadaama waqtiga jiritaanka Baarlamaanka uu gabagabo uu ku dhow yahay.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Bankiga horumarinta Afrika oo $ 30 Milyan ugu deeqay Soomaaliya

Next Post
Bankiga horumarinta Afrika oo $ 30 Milyan ugu deeqay Soomaaliya

Bankiga horumarinta Afrika oo $ 30 Milyan ugu deeqay Soomaaliya

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

May 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In