Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo ka kooban 14 xubnood.
Halkan hoose ka akhriso magacyada guddiga farsamada