Xisbiga Caddaladda iyo Hormaarka ee dalka Turkiga ee uu hogaaamiyo R/wasaaraha dalka Turkiga ayaa la sheegayaa in ay guul weyn ka heleen codadkii illa iyo hadda la tiriye.
Codsdka la tiriye illaa iyo haddaa oo gaaraya %80 ayuu ka helay xisbiga cadaaladda %49.99, sida ay qortay wakaaladda wararka dalka Turkiga, halka xisbiga shacabka jamhuuriga oo ka helay %23.4, waxaana kaalinta seddexaad ku jira xisbiga qowmiga oo helay %11.6.
Guusha xisbiga caddaladda ee uu ka tirsan yahay madaxweyne Rechep dayib ayaa awood u siineysa in uu kaligiis soo dhisi karo xukuumad, taas oo uu heli waaye doorashii hore ee dhaacday.