Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Koob La Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Gacanta Ee Heegan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Koob La Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Gacanta Ee Heegan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad koob lagu guddoonsiinayay gabdhaha kubada gacanta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Heegan oo ku guuleystay koob loo qabtay kooxaha kubada gacanta ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeybgaleen Saraakiil katirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, iyomarti sharaf kale.

Munaasabadda intii ay socotay ayaa waxaa kooxda fanaaniinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ee Heegan ay ku soo bandhigeen heeso ka turjumaya guusha kooxda gabdhaha kubadda gacanta ee Heegan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gen Dayib Axmed Dhega Caleen oo munaasabadda ka hadlay isagoo ku hadlayay magaca Taliye ku Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gabdhaha kubada gacanta ee Heegan ugu hambalyeeyay guusha ay ka gaareen ciyaaraha haamboolka ee magaalada Muqdisho lagu qabtay, waxaana uu ku ammaanay kooxaha CiidankaBoliiska uu leeyahay dadaalada ay ugu jiraan horumarinta waxyaabaha laga doonayo.

Akhristayaasheena sharaftaleh waxaan halkaani din kugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexmaray gabdhaha ka kala socday kooxaha Horseed iyo Heegan ee kala ah militeriga iyo booliska, taasi oo ay guushu raacday cayaartooyda gabdhaha Heegan ee booliska oo cayaartii ay wadayeesheen ku soo idlaatay 12-12 bar bardhac, balse ay ku qaadeen dhanka dhibcaha oo ay ku hogaaminayeen.

a A1 A2 A3 A4 A5 A6 A7 A8 A9 A10 A11 A12 A13 A14 A15 A16 A17 A18 A19 A20 A21 A23

Previous Post

Kulan Looga Hadlay Horumarinta Waxbarashada Oo Lagu Qabtay Dhuusa Mareeb

Next Post

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol  “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In