Friday, June 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay degmada Cabuudwaaq “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay degmada Cabuudwaaq “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah ka mid ah maamulka  oo uu hogaaminayay misana maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa degmadaasi u sameeyay maamul cusub oo degmadaasi ay yeelan doonto.

Liiska xubnaha maamulka cusub oo Saxaafadda loo akhriyay ayaa waxa uu qornaa sida tan

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
  • Mahad Cumar Cilmi guddoomiyaha degmada Caabudwaaq
  • Muxudiin Cabdi Geelle, ku xigeenka guddoomiyaha degmada
  • Cabdikaafi Sheekh Cali, xoghayaha dowladaha hoose
  • Cabdulle Cartan Aadan, madaxa waaxda amniga iyo siyaasadda
  • Yuusuf Maxamed Axmed, Madaxa waaxda arrimaha bulshada ee degmada
  • Axmed C/qaadir Aadan, Madaxa waaxda maaliyadda
  • Ibraahim Faarax Cabdulle, Madaxa garsoorka maamulka
  • Guurow Xaashi, talyaha Nabad sugidda
  • C/kaafi Muuse Yuusuf, ku xigeenka dowladaha hoose
  • Cabdi Cabdiraxmaan, ku xigeenka waaxda amniga iyo siyaasadda degmada
  • Cali Maxamed Nuurre, ku xigeenka waaxda arrimaha bulshada
  • Cabdirisaaq Diiriye ku xigeenka maaliyadda
  • Sayid Maxamuud, ku xigeenka garsoorka
  • Cabdiweli Xirsi, Taliyaha nabad sugidda ku xigeenkiisa
  • Taliyaha Booliska magacaabistiisa dib ayaa loo dhigay, si looga tashto

Maamulkani waxaa lagu sheegay inuu yahay KMG, isla markaana ay shaqeyn doonaan 90 cisho ama seddex bil.

DSCN5175 DSCN5181 DSCN5183 DSCN5184 DSCN5202 DSCN5203 DSCN5205 DSCN5207 DSCN5210 DSCN5211 DSCN5213 DSCN5216 DSCN5224 DSCN5225 DSCN5228

Previous Post

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Kulan isbarasho ah la qaatay madaxda degmooyinka

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka XDS “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka XDS “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka XDS "Sawirro"

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In