Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Galmudug oo lagu wareejiyay hub iyo ciidan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo lagu wareejiyay hub iyo ciidan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacabka Galmudug ayaa gartay taageerada iyo tayaynta Ciidamada Maamul goboleedka Galmudug inay tahay xajinta iyo maamul wanaagga Galmudug,waxayna si Taageero ah maamulka ugu wareejiyeen Ciidan iyo gawaarida gaashaaman milateriga.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuuseen Guuleed oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa shacabka reer Galmudug ka Gudoomay Gawaaridda gaashaaman Hub iyo ciidanka ay shacabku ku wareejiyeen Maamulka uu madaxda ka yahay.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Kaddib Madaxweyne Cabdikarim ayaa salaan ka qaatay cutubyadii kamid noqday milateriga Galmudug,waxana uu ciidanka uga mahad celiyay sida Qalbi furaanta leh oo ay ugu soo biireen Ciidamada milateriga Galmudug.

Sidoo kale Waxaa goobjoog ka ahaa munaasabada wareejinta Hubka iyo Ciidamada kusoo biiray maamulka Galmudug odayaal,saraakiil iyo qeybo kamida bulshada reer Galmudug.

Madaxweynaha ayaa talaabadan ku tilmaamay mid ku dayasho mudan ahna mid taaba gelinaysa kor u qaadida adeega laga rabo maamul goboleedka Galmudug, dhisaysana niyada madaxda iyo Shacabka Galmudug.

FB_IMG_1446676356322 FB_IMG_1446676362264 FB_IMG_1446676397379 FB_IMG_1446676412738 FB_IMG_1446676419388 FB_IMG_1446676444524 FB_IMG_1446676449915 FB_IMG_1446676456826 FB_IMG_1446676460643 FB_IMG_1446676464509 FB_IMG_1446676471777 FB_IMG_1446676478895

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka XDS “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In