Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururada Bulshada rayidka oo ka hadlay hanaanka doorashada 2016-ka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ururada Bulshada rayidka oo ka hadlay hanaanka doorashada 2016-ka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururada Bulshada rayidka ah oo maanta Muqdisho ku yeeshay shir wadatashi ah oo ku saabsan qaabka ay noqoneyso doorashada Soomaaliya la filayo inay ka dhacdo sanadka 2016 ayaa kulankooda warbixinno ka dhageystay shan xubnood oo bulshada rayidka ah u matalayay Madasha Wadatashiga Qaraan ee doorashada Soomaaliya.

Ka qeybgalayaasha kulanka ayaa si aad ah uga dooday afar qodob oo Madasha wadatashiga horyaalla, kuwaasi oo kala ah in hanaanka doorashada Soomaaliya uu noqdo hab heer Qaran oo xisbiyo ku dhisan, Hab Mamaul Goboleed, hab Doorasho Degmooyin, iyadoo la fiirinayo degmooyinkii jiray 1991-kii kahor iyo Hab beeleed.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Zahro Cumar Maalin oo madax u ah ergada Bulshada rayidka ee kujira Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya ka dheceysa ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegtay in Talooyinka kasoo baxay kulankii maanta ay u gudbin doonaan Madasha si loo ogaado Aragtida bulshada.

Duniyo Maxamed Carshaan oo kamid ah Madaxda Hay’adda IIDA, isla markaana kulankii maanta ka qeybgashay ayaa waxa ay ku talisay in la joogteeyo kulamada nuucan ah ee bulshada ay uga hadlayaan aragtidooda ku aadan geedi socodka Siyaasadda.

Mubashir Maxamed Axmed oo ku hadlay magaca Dhallinyardii ka qeybgalay kulanka Wadatashiga ah ee looga hadlayay nuuca ay noqon karto Doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya sanadka 2016 ayaa wax lagu farxo ku tilmamaay in dhallinyarada markii ugu horeysya laga qeybgaliyay Wadatashiyada Siyaasadda dalka .

vlcsnap-2015-11-07-16h07m55s227 vlcsnap-2015-11-07-16h08m12s143 vlcsnap-2015-11-07-16h08m23s248 vlcsnap-2015-11-07-16h08m36s121 vlcsnap-2015-11-07-16h08m45s216 vlcsnap-2015-11-07-16h08m52s25 vlcsnap-2015-11-07-16h08m59s95 vlcsnap-2015-11-07-16h09m09s195 vlcsnap-2015-11-07-16h09m14s253 vlcsnap-2015-11-07-16h09m51s107 vlcsnap-2015-11-07-16h10m01s208 vlcsnap-2015-11-07-16h10m10s38 vlcsnap-2015-11-07-16h10m40s86 vlcsnap-2015-11-07-16h10m54s220 vlcsnap-2015-11-07-16h11m14s169 vlcsnap-2015-11-07-16h11m18s208 vlcsnap-2015-11-07-16h11m41s187 vlcsnap-2015-11-07-16h11m47s241 vlcsnap-2015-11-07-16h11m52s35 vlcsnap-2015-11-07-16h12m00s112

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo ka soo laabtay Turkiga “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo ka soo laabtay Turkiga “SAWIRRO”

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo ka soo laabtay Turkiga "SAWIRRO"

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In