Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo ka soo laabtay Turkiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo ka soo laabtay Turkiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Soomaaliya oo kamid ahaa korjoogayaasha doorashadii baarlamaaniga ahaa ee ka dhacay dalka Turkiga oo uu ku guuleestaya Xisbiga uu hogaamiyo Madaxweynaha talada haya ee dalka Turkiga Rajab dayib ordogan ayaa dalka dib ugu soo laabtay .

Guddiga Doorashooyinka ayaa intii ay joogeen Dalka Turkiga waxa ay waxbadan ka kororsadeen hanaanka dooroashooyinka maadaama doorasho dadka codkooda ay ka dhiibanayen ay ka dhacday Dalkaasi.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026

Guddoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee dooraashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) oo Guddiga Hogaaminaysay ayaa warbaahinta Qaranka u sheegtay inay wax badan ka soo kororsadeen doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, isla markaana ay guddigooda diyaar u yihiin inay ku dabaqi doonaan howlahooda.

Xaliima Yareey waxa ay sheegtay inay lasoo kulmeen Guddiga Doorashooyinka Dalka Turkiga oo ay hashiis ku wada gaareen arrimo ay kamid tahay inay tababaro siiyaan xubnaha iyo howlwadeenada guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka.Qaranka.

Safarka Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ay ku tageen dalka Turkiga si ay goobjoog uga nqodaan doorashadii Baarlamanaiga aheyd ee ka dhacday Turkiga ayaa waxa kahoreeyay safar kale oo Guddigu ay ku tageen Dalkqa Tanzania iyagoo qeyb ka ahaa Korjoogayaasha Doorashadii Madaxtinimo ee ka dhacday Tanzania waxaana ujeedka safaradaasi uu ahaa aqoon kororsi ku saabsan hanaanka doorashooyinka.

vlcsnap-2015-11-07-16h12m57s174 vlcsnap-2015-11-07-16h13m01s217 vlcsnap-2015-11-07-16h13m08s32 vlcsnap-2015-11-07-16h13m13s76 vlcsnap-2015-11-07-16h13m29s240 vlcsnap-2015-11-07-16h13m33s26 vlcsnap-2015-11-07-16h13m54s236 vlcsnap-2015-11-07-16h14m07s103

Previous Post

Ururada Bulshada rayidka oo ka hadlay hanaanka doorashada 2016-ka “SAWIRRO”

Next Post

Baarlamaanka oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka

Next Post

Baarlamaanka oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026
0

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

June 20, 2026
0

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In