Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka oo ku baaqay in la xoojiyo bilic soo celinta caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka oo ku baaqay in la xoojiyo bilic soo celinta caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay degmada Shibis, kaasi oo ay fanaaninta hobolada Waaberi ku soo bandhigeen suugaan ka hadlaysa horumrka gobolka.

Munaasabadda oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Degmada Shibis ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibanno, Guddoomiyaha cusub ee Gobolka, ku-xigeenada guddoomiyaha gobolka, taliyaha qeybta booliska ee gobolka, qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha degmooyinka, qeybaha bulshada ee degmada Shibis iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu casuumay.

Related posts

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026

Guddoomiyaha degmada Shibis Axmed Muumin Maxamed oo goobta xafladda ka hadlay ayaa sheegay in u jeedka xafladda ay tahay mid ay ku soo dhaweynayaan guddoomiyaha gobolka banadir, isagoo xusay in bulshada reer Shibis ay markasta ka go’antahay ka shaqeynta amniga iyo horumrinta bilicda caasimadda, ayna la shaqeynayaan Guddoomiyaha cusub./

Guddoomiya Gobalka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaal (Madaale) oo xafladda soo xiray ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay soo dhaweynta loo soo sameeyay, waxaana uu ku booriyay bulshada degmada Shibis inay u istaagaan ka qeyb qaadashada amniga iyo dib u soo celinta bilicdii ay caasimaddu lahayd.

IMG_2159 IMG_2176 IMG_2211 IMG_2232 IMG_2239 IMG_2249 IMG_2258 IMG_2267 IMG_2272 IMG_2364

Previous Post

Madaxweynaha: Argagixisada caalamku waa isku aragti, laakin magacyadooda ayaa kala duwan

Next Post

Xildhibaan Dalxa: 48saac ayaa loo qabtay in lagu soo ogaado darbiga ay Kenya ka dhisayso Xadka Soomaaliya

Next Post
Xildhibaan Dalxa oo ku baaqay in colaadda gobolka Hiiraan lagu dhameeyo wada hadal

Xildhibaan Dalxa: 48saac ayaa loo qabtay in lagu soo ogaado darbiga ay Kenya ka dhisayso Xadka Soomaaliya

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In