Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee  indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee  indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin oo ku guda jira kulamadii iyo shirarkii is daba jooga ahaa ee uu la lahaa mas’uuliyiinta dalka indonesia iyo wakiilada beesha caalamka u jooga dalkaas ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka maraykanka u jooga indonesia mr roberto blake.

kulankaasi oo ku dhacay jawi saaxiibtinimo iyo is faham isagoo safiirka Soomaaliya ee dalkani indonesia uu sharaxaad dheer ka siiyey Dhigiisa dalka Mareykanka horumarka la taaban karo ee dawladda Soomaaliyeed ka samaysay dhinacya faro badan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

sidoo kale safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin ayaa  ka qayb galay kulan soo dhaweyn iyo warsi ah iyo waliba qado sharaf ay u sameeyeen safiirada dalalka carabrta ee jooga dalkaasi indonesia.

safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya ayaa warbixin dheer ka siiyey safiirada dalalka carabta ee jooga dalka indonesiya horomarka dawlada somaaliyeed ay ka samaysay baahinta aminiga, siyaasada iyo higisiga 2016.

IMG_0158[1] IMG-20151102-WA0004

Previous Post

Faah Faahin:-Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Gaalkacyo Kulamo Kula Leh Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland

Next Post

Kulan looga hadlayay daryeelka naafada oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Next Post
Kulan looga hadlayay daryeelka naafada oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Kulan looga hadlayay daryeelka naafada oo Cadaado lagu qabtay "Sawirro"

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In