Sunday, April 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay amniga iyo nadaafada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay amniga iyo nadaafada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Banaadir, gudoomiyayaasha degmooyinka, iyo laamaha amniga ayaa maanta shir aan caadi aheyn ku yeeshay xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho.

Ujeedada kulanka ayaa ahaa in dhamaan maamulka gobolka Banaadir ay ka tashadaan sidii Magaaladan ay Nabad u ahaan laheeyd iyo sidii loo soo celin lahaa Bilicdeeda iyo kala dambentii ay lahayn Jirtay.

Related posts

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

April 26, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maalgashiga Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maalgashiga Cumaan

April 26, 2026

Gudoomiyaha G/Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Kulanka Shir gudoomiyey ayaa hoosta ka Xariiqay in magalada Muqdhisho ay leedahay Madax dhalinyaro ah oo u taagan habeen iyo Maalin in ay Wax ka qabtaan kana shaqeeyaan Hormarkeeda.

Sidoo kale Taliyaha qeybta guud ee Booliska Jen.  Cali Xirsi Bare “Cali Gaab” ayaa sheegay in wixi Maanta ka dambeeya ay la yeelan doonaan wadasheqeyn gaar ah Maamulka G/Banaadir Sidaas si la mid ah ayaa Taliyaha Nabad sugida Goboolka Banaadir Col. Cabdi Xakiin Farey ayaa sheegay in maamulka gobolka ay wada shaqeyn buuxda kala yeelan doonaan sugidda amniga.

Ugu dambeyntii gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa wacad ku maray in aan Muqdsho Lagu arki karin qashin isagoo ku amray laamaha Amaanka gobolku iney kala shaqeeyaan sidii magaalo Nadiif ah loo Heli lahaa.

de gd hy hyh kak lo unnamed

Previous Post

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenka Shaqada oo ka qeybgalay shirka wasiirrada Shaqada Afrika+Sawirro

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenka Shaqada oo ka qeybgalay shirka wasiirrada Shaqada Afrika+Sawirro

Wafdi uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenka Shaqada oo ka qeybgalay shirka wasiirrada Shaqada Afrika+Sawirro

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

April 26, 2026
0

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maalgashiga Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maalgashiga Cumaan

April 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay wafdi ka socday Hay’adda CIVIC

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay wafdi ka socday Hay’adda CIVIC

April 26, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In