Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala Adis’ababa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qarax ka dhacay Masjid ku yaala Adis’ababa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan labaatan qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay masjid ku yaalla magaalada Adis’ababa ee caasimadda dalka Ethiopia.

Qaraxa oo ahaa bam gacmeed  ayaa lagu tuuray dad ku cibaadaysanayay Masjidka, salaaddii Jimcaha in kastoo
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Ethiopia ay sheegeen inaan dad ku dhiman qaraxa, lana baarayo cidda ka dambeysay.

Related posts

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa geystay khasaaraha ee ka dhacay Addis Ababa, inkastoo falalka noocan oo kale looga bartay kooxda argagixisada ah ee Shabaab.

Previous Post

Kooxda Daacish oo ku eedeysay Al-Shabaab inay dishay Ajaanib ka bar bar dagaalameeysay

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha dalka oo soo dhoweeyey wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha dalka oo soo dhoweeyey wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna

Ra'iisul Wasaaraha dalka oo soo dhoweeyey wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In