Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay dhalashadi Nabigeena Muxamad oo lagu qabtay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay dhalashadi Nabigeena Muxamad oo lagu qabtay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
Munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa ย xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay culumaa’udiin iyo boqollaal dadwayne ah oo Rag iyo Dumar isugu jiray.
Culimada ayaa masjidka ka jeedisay Muxaadarooyin ku saabsan siirada Rasuulka NNKH iyo taariikhda Islaamka, waxaana sidoo kale laga qaadayay masjidka Qasiidooyin nabi ammaan ah.
Sh. ย Xasan Diini Xuseen oo ka mid ah Culimada ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ee Muslimka ah looga baahanyahay inay bartaan diintooda, taas oo xal u noqon karta mushkilado badan oo maanta wadanka ka taagan.
Sh Maxamed C/allahi Maxamed ayaa isna sheegay in munaasabaddan loo qabtay si dadwaynaha loo baro Siirada Nabigeena NNKH, taas oo arrin muhiim ah oo aan laga maarmin.
Sanad waliba marka la gaaro Bisha Rabiicul-Awal ayaa waxaa la qabtaa munaasabado lagu weyneynayo ย dhalashada Nabigeena NNKH iyo dadaalkii adkaa ee loo soo maray ย faafinta diinta Islaamka.
0e2a2cb4-7464-42fd-801f-434c28347f14 2a04324f-6ae4-4961-875a-ebed390f5934 7bc25210-fc10-4689-b00f-51cde5dca0c3 8a76ff41-4111-49c8-ab9f-0544a65f156e 8a729263-65dd-493a-8bd6-e57a7f016cac 99dfdf09-22b6-4104-bd4d-db37a190e5a7 4552a451-0395-4b7a-aabd-88ef11ba6d75 814317ee-2434-4006-ac7e-8e571a3f9d3a b7f352c1-0c9a-45c5-af36-4e064e639d88 b9035c50-08b9-4ca4-bae7-a59c2725f653 d753e573-f37b-4e7a-95d1-ce21460faf6d deca3e12-b052-4c8d-bf3a-68f8b77637bd
Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dawo iyo Qalab caafimaad gaarsiiyay Isbitalka Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Golaha wasiirrada oo ansixiyay sharciga xanaanada xoolaha

Next Post

Golaha wasiirrada oo ansixiyay sharciga xanaanada xoolaha

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In