Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo bogaadiyay guulaha kooxda Horseed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo bogaadiyay guulaha kooxda Horseed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo wafdi uu hogaamiyay oo socdaal hal cisho qaatay ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, isla markaana u kuurgalayay xaaladaha ay ku shaqeeyaan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo uu ka midyahay abaandulaha ciidanka.

Soo dhaweyn kadib taliyaha ciidanka iyo abaanduulaha oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga waxa ay kormeer ku tegeen xarunta ay ku tababbartaan kooxda kubadda cagta Horseed ee ciidanka xoogga dalka oo dhawaan ku guuleystay koobka Jeneraal daa’uud iyo kan super cup-ka ah oo labada jeerba ka qaaden kooxda Heegaan ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Related posts

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026

Jeneraal Cabdullaahi Xaaji Ceynte oo ah madaxa hogaanka ciidanka xoogga dalka ahna guddoomiyaha Naadiga Horseed ayaa taliyaha uga warbixiyay guulaha ay soo hooyeen iyo diyaar garowga ay ugu jiraan horyaalka heerka koowaad ee dalka.

Taliyaha ciidanka cirka Jeneraal Maxamuud Dable Beylood ayaa ka sheekeeyay marxaladihii ay soo mareen kooxda kubadda cagta ah Horseed ee ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa ku bogaadiyay macalinka iyo cayaartooyda kooxda Horseed dadaalka ay muujiyeen sanadkan, waxaana uu kula dar daarmay inay sii xoojiyaan tababbarada ay isu diyaarinayaan cayaaraha kubadda cagta ah

Kooxda Horseed ayaa dhawaan ku guuleysatay labo koob oo kala ah koobka Jeneraal Daa’uud iyo kan super cup-ka oo ay kaga guuleysteen kooxda Heegan ee ciidanka booliska.

Previous Post

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo shir nabadeyn ah la yeeshay beelo dagaallamay

Next Post

Xuska dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Xuska dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In