Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka oo Xarigga ka jaray Waaxda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka oo Xarigga ka jaray Waaxda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maanta Xarigga Ka Jaray Waaxda towfiiq oo ugu Weyn Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa markii uu waaxdaas xarigga ka jaray waxa uu u Mahadceliyey Hey’addii Ku Caawisay In ay Ka qeyb Qaadato Dhismaha Waaxdan Iyo Shacabkii qaatay Kaalintooda.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

“Shacabka Gobolka Banaadir waa inay kaalin muuqata ka qaataan Waana Mid loo Baahan yahay In Shacabku dhistaan Waaxyahooda iyo Degmooyinka Loogu Aadeegayo”Ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka.

Dhanka kale Guddoomiyaha Gobolka Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in ay diyaar uyihiin inay dhistaan dalkooda isla markaana tallaabadaan loo baahanyahay in ay la qaataan bulshada Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cusmaan Cadaawe ayaa sheegay In ay Waaxdan tahay waax u qalanta in ay Degmadu Ku shaqeyso.

“Waaxdaan maanta uu Guddoomiyaha Gobolka uu xarigga ka jaray waa waaxda ugu Qurxoon uguna weyn degmada Yaaqshiid” Ayuu yiri Cusmaan Cadaawe.

Maamulka Gobolka ayaa muddooyinkaan waday qorshayal dib loogu dhisayo Xarumaha ay ku shaqeeyaan degmooyinka Gobolka taas.

rIMG_0217

Previous Post

Dr. Ibraahim Maxamed Mursal “Saxafiyiinta, waxaa dalka iyo Dadka ka saran Waajib, ha noqdaano kuwa Tusaale wanaagsan u ah Bulshadda”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In