Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odawaa: ” Dowladda Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay Hir gelinta Nidaamka Federaalka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Odawaa: ” Dowladda  Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay Hir gelinta Nidaamka Federaalka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay  in dowldda ay ku guuleysatay hirgelinta Nidaamka federaalka ,isla markaana caalamadihii guuleysiga ay ka muuqdaan shirka Jowhar shalay ka furmay.

Dhinaca kale Cabdiraxmaan Maxmaed Xuseen ayaa kula dar-daarmay inay ku kalsoonaadaan duubabka dhaqanka, si uu u miro dhalo  hadafka loo joogo shirka Jowhar.

Related posts

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026

Hadalkan wasiirka Arrima gudaha ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli shalay la daah furay shirka maamul usameynta dadka dega gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Previous Post

Daawo Sawirrada:- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Ankara Kula Kulmay Saraakiisha Ciidanka Boliiska Turkiga

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in talada lagu tixgeliyo Bulshada labada gobol

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in talada lagu tixgeliyo Bulshada labada gobol

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in talada lagu tixgeliyo Bulshada labada gobol

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada barakeysan ee Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In