Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo beri Kismaayo ka furaya Madasha Wadatashiga Qaranka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo beri Kismaayo ka furaya Madasha Wadatashiga Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kismaayo, 13 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, halkaas oo uu beri ka furi doono Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamin doono qaabka doorasho ee ku habboon waddanka.

Shirka Madasha Wadatashiga ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Baarlamanka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada, Koonfuur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Puntland, Cabdiweli Maxamed cali Gaas, Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamanka, Mahad Cawad Cabdalla iyo madax kale.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Ciidanka Qalabka Sida oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 60 ka tirsan Khawaarijta

April 15, 2026
Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

April 15, 2026

Shirkan ayaa la filayaa in madaxda iyo ka qeybgaleyaasha kale ay isku dhaafsadaan aaraa la xiriira Hiigsiga 2016-ka oo barnaamijka ugu weyn uu yahay kan siyaasadda iyo nooca doorasho ee dalka uu qaadanayo.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Federaalka, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubba, Mudane Axmed Maxamed Islaam , xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka, iyo mas’uuliyiin kale.

Previous Post

Madaxweynaha: ”Shacabka reer Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ha ka faa’iideystaan fursadda barnaamijka baahinta xukunka” “Sawirro”

Next Post

War saxaafadeed – soo dhoweyn sharaxidda Mr. Stephen Michael Schwartz-

Next Post
Wasiirka arrimaha dibadda oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee London ku nool

War saxaafadeed - soo dhoweyn sharaxidda Mr. Stephen Michael Schwartz-

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Ciidanka Qalabka Sida oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 60 ka tirsan Khawaarijta

April 15, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan, Ugunji...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

April 15, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo Dalladda SORECA kala hadashay horumarinta kaabayaasha iyo magaalooyinka

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo Dalladda SORECA kala hadashay horumarinta kaabayaasha iyo magaalooyinka

April 15, 2026
0

MUQDISHO | 15 Abriil 2026 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil...

Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qaranka”

Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qaranka”

April 15, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In