Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Ee Ka Howlgala Cadaado Oo La Siiyay Mushaaraadkooda “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo sheegay in Shabaab laga xoreyn doono guud ahaan dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed eek a howlgala magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta loo qeybiyay mishaaraadka Ciidamada, iyadoo sida ay u qaadanayeen ciidamada mishaaraadkooda kormeeray saraakiisha ciidamda Xoogga dalka Soomaaliyeed ee u xilsaaran bixinta mishaaraadka wakiilna ka ah hogaanka sare ee CXDS.

Askarta qaatay mishaaraadka ayaa tiradoodu eheyd 230 askari, iyadoo la marsiiyay nidaam sugan kana hufan wax isdaba marin, waxaana askartaasi ay sheegeen in mar walbo ay u taaganyihiin gudashada waajibaadka Qaran oo ay u dhaarteen.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

Korneel C/llaahi Yuusuf Cabdulle oo ka tirsan hogaanka sare ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegan in Amar ka soo baxay Taliska guud ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ah in la saxo qaabka ciidamada ay u qaadanayaan mishaaraadka Ciidamada, waxaana uu tilmaamay in saraakiisha ugu sareysa ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku dadaalayaan sidii ay u heli lahaayeen xuquuqda ciidamada.

Taliska Qeybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wada dadaalo lagu tayeynayo Ciidamada, iyadoo lagu wado saacadaha soo socda in saraakiisha ka socota Taliska Guud ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyana ay geeyaan xeryaha kale oo ay ku jiraan Qeybta 21-aad CXDS kuwaa oo ka howlgala gobolada Galguud iyo Mudug.

DSC03509 DSC03517 DSC03569 DSC03570 DSC03571 DSC03573 DSC03574 DSC03575

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xuska 21-ka Janaayo oo diyaar garow loogu jiro

Next Post
Xuska 21-ka Janaayo oo diyaar garow loogu jiro

Xuska 21-ka Janaayo oo diyaar garow loogu jiro

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In