Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalka Iran oo laga qaaday cuno-qabataynti saarnayd

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dalka Iran oo laga qaaday cuno-qabataynti saarnayd
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Iran ayaa laga qaaday, cuno-qabatayn saarnayd in muddo ah taasoo ka dhalatay, is-maandhaaf ku aaddanaa arrimaheeda Nuclier-ka.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Federica Mogherini ayaa ku dhawaaqay qaadista cuno-qabataynti saarneyd dalka Iran,  taasoo qayb ka ah heshiis ay kala saxiixdeen Iran iyo quwadaha waaweyn ee dunida.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026

Hay’adda caalamiga ah ee qaabilsan quwadda Nucklier-ka ee magaceeda loo soo gaabiyo (IAEA) ayaa dhawaan sheegtay in dowladda Iran ay fulisay, dhamaan  tallaabooyinkii muhiimka u ahaa dhaqan-galinta heshiiska.

Yukiya Amano oo ah Agaasimaha guud ee IAEA, ayaa sheegay inay baareyaashoodu xaqiijiyeen in Iran ay qaadday, tallaabo kasta oo ku habboonayd dhaqangalinta heshiiska.

Heshiiska oo la gaaray sannadkii tagey ee 2015-kii ayaa Yukiya Amana waxa uu dhaqangalintiisa ku tilmaamay, arrin taariikhi ah oo muhiim u ah wanaajinta xiriirka ay Iran la leedahay Mareykanka iyo xulifadiisa.

Previous Post

Shirkii madasha watashiga oo lagu soo gebagebeeyay Kismaayo

Next Post

Dhaawacyada Askar Kenyan ah oo la gaarsiiyay Nairobi

Next Post
Dhaawacyada Askar Kenyan ah oo la gaarsiiyay Nairobi

Dhaawacyada Askar Kenyan ah oo la gaarsiiyay Nairobi

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In