Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dastuurka: ” Sanadkaan waxaan ka gudbi doonnaa Dastuurka KMG ah”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dastuurka: ” Sanadkaan waxaan ka gudbi doonnaa Dastuurka KMG ah”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen  oo xalay ka qeyb galayay Barnaaamijka Bandhigga Tv-ga Qaranka ayaa sheegay in qorshaha Dowladda ee ku Aadan Dastuurka dalka uu yahay mid meelwanaagsan maraya lana rajeynayo in sannadkan gudihiisa laga gudbo Dastuurka kmg-ka ah oo ay hadda Dowladda ku shaqeyso.

“shirka looga hadlayo Dastuurka waxaa ka qeyb galaya Guddiyo qaabilsan iyo khubaro caalami ah oo ka socda waddamada maraykanka, Barasil iyo Sowth Africa marka aan dhageysanno talooyinkooda waxaan kaddib u soo gudbin doonnaa dastuurkan oon ka tala galin doonnaa Shacabka iyo Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda federaaalka,  kaddib waxaan ka gudbi doonnaa dastuur kmg ah sannadkan” Ayuu Yiri Wasiir Xuseen Maxamuud.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Dowladda Federaalka ayaa dadaaal weyn ugu jirta dib u eegis lagu sameynayo qodobada siyaasadeed ee ku jira Dastuurka dalka iyo kala saaaridda Awoodaha taas oo sahlaaysa in la helo dastuur aan kmg ahayn isla markaanaa  kala xadida Awoodaha Siyasadeed   marka ay yimaadaan isqab-qabsi.

Previous Post

Wasiir Odawaa oo la kulmaya Odayaasha labada Gobol

Next Post

Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Baydhabo

Next Post
Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Baydhabo

Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Baydhabo

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In