Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Shiiq: Ma fashilmin Shirkii Kismaayo ee wuu Guuleystay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweyne Xasan Shiiq: Ma fashilmin Shirkii Kismaayo ee wuu Guuleystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedaraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uusan fashilmin shirkii dhawaan madaxda Soomaalida ay ku yeesheen magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha oo ka hadlayay xafladii caleema saarka ee guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed oo shaley lagu qabtay Baydhabo ayaa tilmaamay in shirkii Kismaayo uusan fashil ku dhamaanin, isagoo xusay in maalmo dhow ay madaxdu sii amba qaadi doonaan dhameystirka qodobadii la isla meel dhigay.

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

April 18, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

April 18, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bulshada Maamulka Koonfurgalbeed ay door ku lahaayeen hindisaha nidaamka Federaalka ah, isla markaana ay yihiin dad markasta u taagan taabo gelinta nidaamka Federaalka ah

Madaxweynaha oo ka hadlayay shirka maamul u sameynta ee ka socda magaalada Jowhar ee lagu dhameystirayo nidaamka federaalka ah ee ay dowladda qaadatay ayaa xusay in shirka uu bilowyahay, isla markaana uu ku rajo weynyahay in uu guul ku soo dhamaado, lana helo dowlad goboleed ay ku mideysanyihiin bulshada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuu ayaa tilmaamay xusay inaysan jirin dowlad goboleed gacanta ku haya deegaanka uu maamulo, waxaana uu ku baaqay inay u istaagaan sidii ay guud ahaan deegaannada ay maamulaan gacanta ugu dhigi lahaayeen, isla markaana ay xaliyaan cidkasta o tabasho ka qabto maamulada jira.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga Koonfur Galbeed

Next Post

Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha oo joojisay Cayaarihii Ka socday Garoonka kubada Cagta ee Banaadir

Next Post
Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha oo joojisay Cayaarihii Ka socday Garoonka kubada Cagta ee Banaadir

Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha oo joojisay Cayaarihii Ka socday Garoonka kubada Cagta ee Banaadir

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In