Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha oo joojisay Cayaarihii Ka socday Garoonka kubada Cagta ee Banaadir

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha oo joojisay Cayaarihii Ka socday Garoonka kubada Cagta ee Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow ayaa sheegay in shaqsiyaad ka tirsan xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ah ay sameysteen warqado lagu urruuriyo lacagaha dadka u soo daawasho taga garoonka Banaadir stadium, kaasi oo u ku tilmaamay inay tahay mid sharci darro ah, oo aan waafaqsaneyn sharuucda u degsan Wasaaradaha maaliyadda, Isboortiga iyo xafiiska hanti dhowrka ah, ayna kal hore uga digeen inay isticmaalaan warqado si gaar ah loo sameystay.

Wasiir ku-xigeenka oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay xafiiskiisa ayaa xusay in Wasaaraddu ay dooneyso in waxkasta ay noqdaan mid sharciga waafaqsan, isla markaana aan la ogolaan doonin in wax sharciga ka baxsan lagu dhaqmo, mas’uuliyadda ka saaran Wasaarada waxa intaa ku daray inay muhiim tahay in bahda isboortiga ay sharciga u hogaansamaa

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow ayaa ugu baaqay bahda isboortiga ee dalka inay iska soo diiwaan geliyaan xarunta Wasaaradda oo ay keenaan dokumentiyo sax ah, si ay u helaan ogolaansho ku aadan horumarinta Isboortiga dalk

Hakinta howlihii isboorti ee garoonka kubadda cagta banaadir stadium ayaa ah mid lagu doonayo in lagu saxo, laguna maareeyo warqadaha dadka lacagaha looga qaado ay noqdaan mid sharciga waafaqsan, isla markaana markii la saxo arrintan uu garoonka dib uga bilaalan doonto howlihiisa horumarinta isboortiga.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Shiiq: Ma fashilmin Shirkii Kismaayo ee wuu Guuleystay

Next Post

Midowga Yurub: Laba Bil ayaan Xal ugu gaarayna Dhibaatadda Qaxootiga

Next Post
Midowga Yurub: Laba Bil ayaan Xal ugu gaarayna Dhibaatadda Qaxootiga

Midowga Yurub: Laba Bil ayaan Xal ugu gaarayna Dhibaatadda Qaxootiga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In