Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faransiiska: Wasiirka Cadaalada oo is casishay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Faransiiska: Wasiirka Cadaalada oo is casishay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cadaalada ee Faransiiska, haweeneyda lagu magacaabo Christiane Taubira, ayaa is casishay kadib muran ka dhashay isbaddal lagu samaynayo Dastuurka,

Waxana ay ka giriifsan tahay qodobada qaar oo qeexaya in dhalashada lagala wareego dadka argagixisada lagu soo eedeeyay, iyadoo Isbadalkana la hor keeni doono Barlamaanka dalkaasi.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

July 12, 2026
Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

July 12, 2026

Qorshaha ayaa ka mid ah talaabooyin la qaaday kadib markii kooxo argagixiso ay weerareen Paris bishii 13 kii November ee sanadkii hore 2015 ka.

Wariyayaasha ayaa ku soo waramaya in dood xoog leh ay ka dhex jirto shacabka wadankaasi taas oo la xiriirta dadka dhalashada laga qaadi doono nuuca ay yihiin, ma kuwa labada dhalasho haysta mise kuwa dhalashada wadankaasi haysta oo kaliya, sida waxaanu ka soo xiganay Idaacadda BBCda.

Previous Post

Guddoonka Baarlamaanka Oo Go’aan Kasoo Saaray Wadatashiga Qaran Ee Doorashooyinka,,,AKHRISO

Next Post

Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin maanta Lagu Soo Dhaweeyay Beledweyne “Sawirro”

Next Post
Xildhibaanno iyo  Siyaasiyiin maanta Lagu Soo Dhaweeyay Beledweyne “Sawirro”

Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin maanta Lagu Soo Dhaweeyay Beledweyne "Sawirro"

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee dalka...

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelladii, qaraabadii,Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan shakhsiyaadkii ku lugta lahaa falkii lagu xadgudbay dareyska Ciidanka Xoogga...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Pakistan

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In