Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

7 Sano Kaddib Oo Bula Burde Laga Hirgaliyay Idaacad Madax Banaan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
7 Sano Kaddib Oo Bula Burde Laga Hirgaliyay Idaacad Madax Banaan   “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu furayay Xarunta labaad ee Radio Hiranweyn ee dagmada bullo-burte ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka dagmada bullo-burde odayaal dhaqameedyo Ururada haweenka dhalin yarada iyo bahda ciyaaraha dagmada bullo-burde ee Gobolka Hiiraan waxana dhamaantood ay siweyn u so dhaweyeen furitaanka xarunta cusub ee radio Hiranweyn.

Agaasimaha Guud ee Radio Hiranweyn Maxamed Cismaan Makaraan oo furitaanka kahadlayayaasheegay in Idaacada ay qeyb ka qaadan doonto in shacabka Bulo-burte uu codkood u gaaro Caalamka si la mid ah sidada daka ku nool Magaaloyinka kale ee dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiye kuxigeenka Ururka Haweynaka Bulo-burte Marwo Suukri Saney Muumin ayaa goobta ka sheegtay in shacabka reer bulo-burte ay dhaga la,aayeen Maanta ay heleen meel ka dhageystaan dhacdooyinka gudaha iyo dibada.

Ku simaha ahna gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Liibaan Cabdi Burosow iyo Duqa Dagmada Cismaan Geedi Cilmi ayaa balanqaaday in ay si buuxdo ula shaqeyn doonaan Idaacada hiranweyn oo Manta laga Furay Dagmada Bullo-burte ee Gobolka hiiraan.

Furitaanka Idaacada ayaa noqoneysa Raadiyaha labaad ee dagmada bullo-burte ka shaqeeya iyadoo degmadaasi ay ka howlgasho Radio Muqdisho fareeada Bula burde oo dhowr bilood ka shaqeyneysa halkaasi.

Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (4)hiranweyn (8)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (6)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (5)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (7)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (12)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (13)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (3)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (1)hiranweyn (2)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (9)hiranweyn (1)Hiiraanweyn 1Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (8)Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (2)Hiiraanweyn 2hiranweyn (6)

Previous Post

Ku xigeenka taliyaha Booliska Soomaaliyeed Oo Kormeeray Jowhar+Sawirro

Next Post

Dhalinyaro Reer Miya oo Al Shabaab kula dagaalay Hiiraan+Sawirro

Next Post
Dhalinyaro Reer Miya oo Al Shabaab kula dagaalay Hiiraan+Sawirro

Dhalinyaro Reer Miya oo Al Shabaab kula dagaalay Hiiraan+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In