Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDS+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidanka XDS+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
Madaxweynaha dowladgoboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kormeeray qeybta 21-aad ee ciidamada XDS.
Kormeeerka maanta uu madaxwaynaha  Galmdug ku tegay xeryaha ciidanka ee qaybata 21-aad  ayaa waxaa ku wehliyay xubno ka tirsan golaha wasiirrada ee maamulka iyo mas’uuliiin kale, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Saraakiisha qaybta, isagoo salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka XDS.
Konel C/laahi Aadan Xuseen  “Cirro” oo ka mid ah saraakiishi halkaasi ku soo dhaweeysay madaxweynaha Galmudug ayaa ka warbixiyay xaaladda ciidamada isagoo sheegay in saldhigyo kala duwan ay ku leeyihiin magaalada Cadaado, tababaro gaagaabana ay  u socdaan qaar ka mid ah ciidamada.
Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ay ka maamul ahaan la kaashadaan waxyaabo badan , isagoo xusay in dhawaan ay imaan doonaan saraakiisha sare ee xoogga dalka si ay uga halgalaan isku dhafka ciidanka.
2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 index
Previous Post

Tababar Lagu Baranayo Ka Hor Tagga Musiibooyinka Dabiiciga ah oo Nairobi Ka Furmay”Sawirro”

Next Post

Qaramada Midoobay oo ka dalbatay Masar iney sii deyso wiil Soomaali ah

Next Post
Qaramada Midoobay oo ka dalbatay Masar iney sii deyso wiil Soomaali ah

Qaramada Midoobay oo ka dalbatay Masar iney sii deyso wiil Soomaali ah

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In