Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Xubanaha Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Lasoo Gaba Gabeeyaya “ Sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Doorashada Xubanaha Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo oo Lasoo Gaba Gabeeyaya “ Sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wasaarada arimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee Galmudug iyo gudigii loo xilsaray qorshaha doorashooyinka xubnaha golaha deegaanka in ay lasoo gaba gabeeyay doorashadaasi oo Socotay Maalimihii La Soo Dhaafay.
Gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray doorashada xubnaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo C/casiis Axmed Bulxan ayaa sheegay in doorashada xubnahaani ay aheeyd mid ay soo dooranayeen xubnaha ka mid noqanaya bulshada dagan afarta xaafadood ee magaalada galkacyo.

Mudane C.casiis ayaa intaa ku daray in doorashadaasi si nabad galyo ah ay kusoo gabagaboowday bulshadanu ay codkooda ku soo doorteen 24 xubnood oo qeyb ka ah 27kii xubnood ee loogu tala galay in ay noqdaan xubnaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ee dowlad Gobaleedka Galmudug.
Wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobaleedka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa sheegay in tani ay talahay tallaabo horay loo qaabay, ayna jireen Caqabo arintan la xiriirta oo kala kulmeen bulshada maadaama horay dadku ay qabiil wax ku saleenjireen maantana Cod iyo doorasho lagu kala baxay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Dhawaan ayaa la filayaa in la qabto doorashadii gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenadii maamulka Dagmada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, waxaana Biloowda, Olole loogu jiro Tartanka hogaanka maamulka Dagmada Galkacyo.

DSC00454 DSC00456 DSC00467 DSC00468 DSC00479 DSC00496 DSC00509 DSC00514 DSC00525 DSC00526 DSC00544 DSC00565 DSC00571 DSC00573 DSC00585

W/Q= Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo La Wareegay Deegaanno Hoos Yimaada Ceel Buur

Next Post

Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha oo Sagootiyay Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Yuusuf (Dhago-qool)+Sawirro

Next Post
Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha oo Sagootiyay Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Yuusuf (Dhago-qool)+Sawirro

Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha oo Sagootiyay Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Yuusuf (Dhago-qool)+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In