Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Wasiirka Warfaafinta Iyo Duqa Magaalada Oo Ka Qeybgalay Dabaal Degga Aas Aaska Radio Kulmiye “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Barnaamijyada, Keydka Sawirrada, Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Iyo Duqa Magaalada Oo Ka Qeybgalay Dabaal Degga Aas Aaska Radio Kulmiye “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan lagu xusayay 5-sano guuradii ka soo wareegatay maanta oo kale  markii la aas aasay Idaacadda Kulmiye oo kamid ah idaacadaha madaxabanaan ee ku yaala Magaalada Muqdisho  ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska,Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo katirsan Baarlamanka Federaalka ah,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Agaasimaha Tv-ga Qaranka,Agaasimaha Wakaaladda Wararka Somaaliyeed ee Sonna,Madaxda Ururka Haweenka Qaranka Wariyaal iyo Marti sharaf kale.

Agaasimaha Idaacadda Kulmiye Abwaan Cismaan Cabdullahi Guure oo ugu horeyn Xafladda ka hadlay ayaa ka sheekeeyay ujeedka loo aas aasay Idaacadda Kulmiye oo uu sheegay in uu ahaa ka shaqeynta  iyo gudbinta wararka Xaqiiqada ku saleysan.

Related posts

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Somaaliyeed ee Sonna Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa hambalyada uu u diray Shaqaalaha Radio Kulmiye kaddib ku dhiirigaliyay Wariyaasha Somaaliyeed inay ka shaqeeyaan horumarka dalka iyo midnimadda Umadda.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa mar uu ka hadlayay Xafladda 5-sana Guurada Radio kulmiye waxa uu sheegay in Idaacaddaasi ay ka shaqeyso wadinayadda uuna ku amaanayo arintaasi.

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo katirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay shaqaalaha iyo Maamaulka Idaacadda kulmiye isagoona bogaadiyay shaqada idaacadaasi.

Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa dhankiisa sheegay in Idaacadda kulmiye uu ku amaanayo Wacyigalinta ay u sameyso Bulshada Somaaliyeed.

Gabagabadii Xafladda ayaa shahaado  Sharaf ay bixineysay Radio kulmiye halkaasi lagu guddoonsiiyay,Xldhibaan Cbadi Shire Jmaac,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Qoraaga Cabduqaadir Nuur Xuseen Maax Wariye Cabdicasiis Africa,iyo Wariye Cabdifitaax Jeyte oo katirsan Warbahainta Qaranka iyo Wariyaal katirsan Radio kulmiye kuwaas oo dhamaan shahaadooyinka lagu siiyay waxqabadkooda.

00001 0001 001 1 002 02 2 00003 03 3 0004 004 4 00005 05 5 00006 0006 006 6 0007 007 7 0008 8 00009 0009 009 010 11 12 19 22 24 26 29 33 34 39 41 45 46 47 48 51

Previous Post

M.weynaha Puntland Oo La Kulmay Wafdi Kasocday Beesha Caalamka “Sawirro”

Next Post

Kulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka “Sawirro”

Next Post
Kulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka “Sawirro”

Kulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka “Sawirro”

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In