Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Kafaala Qaaday Baxnaano Caafimaad Oo Loo Sameynayo Hooyo Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Duqa Magaalada Muqdisho Oo Kafaala Qaaday Baxnaano Caafimaad Oo Loo Sameynayo Hooyo Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale Oo Maanta Cusbitaalka ku booqday Hooyo Soomaaliyeed Oo Uur leh Misna La Xanuunsaneysa Nabar Weyn Oo Caloosha uga soo baxay ayaa Ballan qaaday in Gobalka Banaadir uu dusha Saaranayo Baxnaanada Caafimaad Ee Ku Baxeysa Hooyadaasi.

“Tv-ga Qaranka ayaan ka Daawaday Hooyadan oo ku sugneyd Magaalada Jowhar Nabar Caloosha uga soo baxay ayaa ku weynaaday,waxaa la arkayaa Ilamaha yar ee Caloosheeda ku jira,mar waliba oo ay dhaqaaqaan weyd suuxdaa waan ka damqday xanuunka ayaan la qeybsanayaa wax alla iyo wixii ku baxaya haddii xitaa Dalka aan waxba looga qaban karin waxan hortiina ku balanqaadayaa in aan bixino”sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

intaasi kadib Guddoomiyaha Gobalka Ayaa Booqasho ku tagay Cisbitaalka lagu Dabiibayo halkaasi oo uu kula kulmay Ehelka Haweeneydaasi iyo dhaqaatiirta gacanta ku heysa Xaaladdeeda Caafimaad wuxuuna sheegay in gobalka banaadir uu garab taaganyahay.

Previous Post

Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay deegaanka Biya Cadde ee G/Sh/Dhexe

Next Post

Munasabad lagu soo dhaweynayay Wasiiro iyo Xildhibano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Lagu Qabtay Nairobi “Sawirro”

Next Post
Munasabad lagu soo dhaweynayay Wasiiro iyo Xildhibano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Lagu Qabtay Nairobi “Sawirro”

Munasabad lagu soo dhaweynayay Wasiiro iyo Xildhibano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Lagu Qabtay Nairobi "Sawirro"

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In