Sunday, September 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Hotel AL-FURAT oo laga furay magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 16, 2016
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Hotel AL-FURAT oo laga furay magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 15/02/2016 xarigga laga jaray hotel casri ah oo lagu magacaabo AL_FURAT HOTEL . Hotelkaas oo dhismihiisu socday dhowr bilood ayaa waxaa manta lagu qabtay xaflad furitaan oo ay ka soo qeyb galeen martisharaf farabadan oo ay ka mid yihiin ganacsatada waaweyn ee magaalada Muqdisho, masuulyiin ka socday Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, milkiilayaasha qar ka mid shirkadaha ganacsiga iyo hoteellda Muqdisho.

Hotelka AL-FURAT ayaa ku fadhiya dhul weyn oo baaxaddiisu ay gaareyso 7,000 Mitir oo laba jibbaaran (100×70) ayaa waxa uu ku yaallaa waddada Makka almukarrama dhinaca degmada Hodan, wax uuna ka kooban yahay hotel iyo maqaayado laga cunteeyo oo laga helo cuntooyinka Carabta , Asianka,Italianka iyo cunto Somali intaba, iyadoo ay ka howl galaan cunto kariyayaal Xirfadooda sarreyso oo isugu jira ajaanib iyo Somali labadaba.

Related posts

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo daah-furay shir looga hadlayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo daah-furay shir looga hadlayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka

September 6, 2025
Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay shirka amniga

Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay shirka amniga

September 6, 2025

Hotelka AL-FURAT ayaa waxaa sidoo kale uu leeyhay Cafateria weyn iyo maqaayayd u gaar ah macmacaanka. Waxaa kale oo hotelaku uu leeyahy hoolal waaweyn iyo kuwo yar yar oo munaasib u ah shirarka, siminnaarada, xafladaha Aroosyada iyo munaasabadaha kala duwan. Iyo sidoo kale maqaayad bannaanka u furan oo u adeegta macaamiisha aan dagganeyn hotelka.

Xasan sheikh Axmed oo ah maamulaha hotelak AL-FURAT ayaa sheegay in macaamiishooda ay ugu talo galeen adeeg la mid ah adeegayda hotellda caalamiga ah, iyadoo sidoo kale dadka dibadda ka imaanaya ay booking  ka sameysan karaan barta internetka ee hotelka, iyadoo la siinayo qiime macquul ah iyo adeeg wanaagsan.

“waxaa kale oo hotrela laga helayaa adeegyada macaamilka uu u baahan yahay sida  xafiiska tikidhada ( Travel Agency) doobbiga casriga ah (dry cleaning) iyo dukaamo kla duwan oo isugu jira kuwa dharka, electaronicska iyo waxyaabaha la isku qurxiyo ( cosmetics) “ ayuu yiri xasan Sheekh Axmad, maamulaha hotelka AL-FURAAT  ee Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa waxay xilliyadan soo jiidatay gansato fara badan oo somali iyo ajaanibba leh oo doonaya in ay maal gashadaan mashaariic kala duwan iyo adeegyo kale oo muhiim u ah bulshada ku nool magaalada

1cae62e8-4073-4cd3-b4a9-1b5e6fb081ac 5a5590d7-25d6-4a4a-b083-eb93d08016d8 30bd8327-c8ab-4f0b-ba5a-a9bd27f42614 316c4993-a1bd-47a4-8408-f0864db89770 3099d2a2-a391-4005-a576-1691a4c0dd48 87336cb1-ea2f-4653-8420-6293f9536154 44194052-aa3e-40c6-bebd-e8785823cadc 97255591-42a2-4e38-8d26-730c055353c3 d9cd433f-eb6e-4718-95bc-c3ba52a09ec7 dda7b319-8a6b-4603-99fe-aa0aa63b519f f6ee18a2-1f33-43b5-bea6-a5ea9775d817 f9228952-9d07-4604-bd51-dac6eece809d

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Jarmalka lagu qabtay

Next Post

Wasiirada Difaaca iyo Amniga oo baarlamaanka su’aalo lagu weydiinayo

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Wasiirada Difaaca iyo Amniga oo baarlamaanka su'aalo lagu weydiinayo

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo daah-furay shir looga hadlayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo daah-furay shir looga hadlayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka

September 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo looga hadlaayay xoojinta...

Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay shirka amniga

Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay shirka amniga

September 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray laanta hoggaanka dambi baarista ee CID

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray laanta hoggaanka dambi baarista ee CID

September 6, 2025
0

RADI MUQDISHO: Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey Xarunta Hogaanka Baarista Dambiyada...

Ciidamada NISA oo hawgal qorsheysan ku dilay tobaneeyo Khawaarijta ah

Ciidamada NISA oo hawgal qorsheysan ku dilay tobaneeyo Khawaarijta ah

September 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In