Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay hindise sharciyeedka la dagaalanka Musuq-maasuqa oo maanta muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay hindise sharciyeedka la dagaalanka Musuq-maasuqa oo maanta muqdisho lagu qabtay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan wada tashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka  la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda caddalaadda ayaa maanta loo soo bandhigay qaybaha bulshada si ay talooyinkooda ugu biiriyaan.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Barlaamanka, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, xogeyaha Joogta wasaaradda cadaalada iyo bulshada qeybaheeda laga duwan, waxaana muddada uu socdo looga hadli doonaa qaar ka mid ah hindisa sharciyeedka la dagaalanka musuq maasuq.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Xogeyaha Joogtada ee wasaaradda Cadaaladda, Dr Ismaaciil Jimacaale ayaa ka qeybgalyaasha wada tashiga  ugu baaqay mudada labada maalin ah ay horyaalaan in qabyo qoraalka hindisaha ay arigtooda ay ku biiryaanm cod

Xee ilaaliayaha Guud Ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir  ayaa tilmayay  musuq maasuqa uu leeyahay wajiyo kala duwan, loona baahan yahay in laga hortago.

Hindisahan ayaa waxa uu ka mid yahay  sharuucda  saldhigga u ah  hannaanka dowalddanimo ee Dastuurka kmg dalkana qodabkiisa 111 farqadiisa c  waxay fareysaa in la  dhiso gudiga madaxda banaan ee la dagaalka musuq maasuqa,waxana dhisamaha gudigaasi gundhig u ah in la hergaliyo  hindise sharciyeedkan.

Sequence 03.Still005 Sequence 03.Still006

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Prof Jawaari  Oo Muqdisho Kulan Looga Hadlay Dastuurka Kula Qaatay Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamaanka “Haweenka Soomaaliyeed Waan Ku Ammaanayaa Doorka Siyaasadda Iyo Hormarka Dalka Ku Leeyihiin” VIDEO

Prof Jawaari  Oo Muqdisho Kulan Looga Hadlay Dastuurka Kula Qaatay Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In