Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Sporti oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tartan Sporti oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankaan Sporti oo uu ka soo qaybgalay guddoomiyaha gobolka iyo ku xigeenadiisa ayaa waxaa ka qaybgalayay ilaa 18 Kooxood oo ka kala dhisan xaafadaha kala duwan ee magaalada Jowhar gobolka Shabeelaha dhexe, waxaana koobkan lagu maamuusayay guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta gobolka shabeelaha dhexe Xassey Maxamed Cabdi Gumaareey oo dhawaan geeriyooday

Gaba gabada tartankaan Sporti ayaa waxaa isugu soo haray ciyaarta kama dambeysta ah kooxo ku kala ciyaarayay magacyada  kala ah, Farjanno iyo Jobkey, waxaana waqtigii loogu talagalay Ciyaarta ay ku soo idlaatay 2-2 gool ku laadkii loo dhigay labada kooxoodna, waxaa ku adkaaday kooxdii ku ciyaaraysay magaca Jobkey.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

Xoghayaha Xiriirka Kubadda cagta gobolka shabeelaha dhexe oo gaba gabadii ciyaarta ka hadlay ayaa sheegay in Xasseey Gumaari uu ahaa shaqsi kaalin weyn ku lahaa horumarinta Sportiga gobolka shabeelaha dhexe.

Guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen Guuddlaawe ayaa ku sifeeyay Xasseey Gumaareey in uu ahaa halyeey Sporti oo aysan iloobi doonin, isagoo uga mahad celiyay xubnihii tartankaan soo qaban qaabiyay iyo sida ay u xusuusteen halyeeygii ka tagay.

vlcsnap-2016-02-18-17h43m56s15 vlcsnap-2016-02-18-17h44m40s202 vlcsnap-2016-02-18-17h44m49s40

vlcsnap-2016-02-18-17h49m15s133

vlcsnap-2016-02-18-17h48m36s6

Previous Post

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade

Next Post

Degmada Kaxda oo laga Billaabay Dayactirka Waddooyinka“Sawirro”

Next Post
Degmada Kaxda oo laga Billaabay Dayactirka Waddooyinka“Sawirro”

Degmada Kaxda oo laga Billaabay Dayactirka Waddooyinka“Sawirro”

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In