Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Dhageyso Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka Raadiyahaa
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

April 12, 2025
Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

April 12, 2025

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan hallan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Daah-furnaanta dowladda oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Barnaamijkan ayaa hadafkiisu yahay diyaarinta macluumaadka guud ee dowladda, meel marinta sharciyo, xeerar iyo habab keeni kara in dowladdu xilkasnimo muujiso, shacabkana laga qeybgeliyo ka tala bixinta arrimaha qaranka.

Soomaaliya oo ah dal ka soo kabanayaa colaado sokeeye , kuna jira marxalad dhib u dhis ballaaran, ayaa muhimadda barnaamijkan daahfurnaanta u leeyahay ay tahay in waddanku noqdo kan ugu horreeya qaaradda Afrika, dhanka hufnaanta marka la gaaro sannadka 2020-ka.

Hadaba waxaa barmaamijka daadaheynaya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/02/Barnaamijka-Daahfurnaanta-qeybta-2aad.mp3 http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/02/Barnaamijka-Daahfurnanta-dowladda-1.mp3

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo hambalyo u diray hoggaamiyaha dib loo doortey ee Uganda

Next Post
Madaxweynaha oo hambalyo u diray hoggaamiyaha dib loo doortey ee Uganda

Madaxweynaha oo hambalyo u diray hoggaamiyaha dib loo doortey ee Uganda

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Liiska horjoogeyaasha Khawaarijta ee lagu dilay howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirkii 11-aad Ee OACPS Ee Equatorial Guinea

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirkii 11-aad Ee OACPS Ee Equatorial Guinea

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Equatorial Guinea):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali , ayaa magaalada Malabo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In