Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Galmudug oo lagu wareejiyay Gaadiid dagaal, hub iyo ciidan+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo lagu wareejiyay Gaadiid dagaal, hub iyo ciidan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ay wehliyeen xubno ka tirsan golaha wasiirrada, xildhibaano ka tirsan baarlamanka Galmudug iyo mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Gobalka Mudug ayaa maanta  lagu wareejiyay gaadiid dagaal oo gaaraya ilaa afar gaari oo ah kuwa qoryuhu ku rakiban yihiin kuwaasoo oo ay horay u heeysteen maleeshiyo beeleed.

Munaasabada hubkaan lagu wareejinayay ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mida waxgaradkii iyagu dadaalka usoo galay in hubkaan lagu wareejo Dowlad Gobaleedka Galmudug waxayna faah faahin ka bixiyeen
tirada Gadiidka oo ay ku sheegeen ilaa Afar baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo 95 nin oo ka mid noqon doona ciidamada Galmudug.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee dowlad gobaleedka Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan oo isna goobta ka hadlay ayaa ka  mahad  celiyay hubka maanta lagu wareejiayay dowlad gobaleedka Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa mahad celin kadib sheegay in maanta wixii ka danbeeya ay ka warqabi doonaan baahiyada ciidamada iyo hubka lagu wareejiyay iyagana looga baahan in ay gutaan waajibaadka ciidanimo ee dowlad gobaleedku uga baahanyahay.

“Waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida aad Gaadiidkaan iyo hubkaan  ugu soo wareejiseen gacanta dowladda maanta wixii ka danbeeyana waxay ka mid noqanayaan ciidamada dowlada Galmudug waxaana siin doonaa tababarro waxaan sidoo kale ka warheeyn doonaa baahidiina ciidanimo idinkana waxaa laydinka rabaa inaad gudataan waajibaadka ciidan” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug.

Ma aha markii ugu horreeysay ee hub iyo ciidan lagu wareejiyo maamulkaasi, iyadoo dhowr mar oo hore lagu wareeyay hub iyo ciidan ay lahaayeen beelaha hoos yimaada maamulkaasi.

vlcsnap-2016-02-26-14h41m35s155 vlcsnap-2016-02-26-14h41m55s78 vlcsnap-2016-02-26-14h42m05s191 vlcsnap-2016-02-26-14h42m14s39 vlcsnap-2016-02-26-14h42m33s234 vlcsnap-2016-02-26-14h42m44s90 vlcsnap-2016-02-26-14h43m45s178 vlcsnap-2016-02-26-14h44m05s107 vlcsnap-2016-02-26-14h44m21s251 vlcsnap-2016-02-26-14h44m48s5 vlcsnap-2016-02-26-14h45m00s162 vlcsnap-2016-02-26-14h45m09s252 vlcsnap-2016-02-26-14h45m40s52 vlcsnap-2016-02-26-14h45m48s126 vlcsnap-2016-02-26-14h46m30s15 vlcsnap-2016-02-26-14h46m40s117

Previous Post

Guddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait “SAWIRRO”  

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait “SAWIRRO”  

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait “SAWIRRO”  

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ee Galmudug iyo Puntland oo iskaashanaya ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Galkacyo,...

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In