Barnaamijkii gaar ka ahaa ee Radio Muqdisho ayaan wali idiin soo gudbineynaa iyo macluumaadyadii ugu dambeeyay, Mustaf Wacaddeeye ayaa barnamijka si toos ah idaacadda uga wada, waxaana markan uu la xiriiray Cabdi Casiis Maxamuud guuleed Africa oo ku sugan goobihii ay wax ka dheceen
Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...












