Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Baydhabo “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Akhriso magacyada golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka G.Mudug Oo Gor dhaw lagu Dhawaaqay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wariyaha Radio Muqdisho ee gobolka Bay gaar ahaan magaalada Baydhabo oo ku sugnaa xilliga ay qaraxyadu dhacayeen meel aan ka fogeyn goobaha ay wax ka dheceen ayaa markiiba goobta tagay, waxaana uu ku soo waramayaa in dhimashadu ay aad u badan tahay, dhaawacuna ka sii daran yahay, xaaladduna ay wali kacsan tahay, isla markaana ay socdaan dadaalo loogu gurmanayo dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay.

Wasiirka Maaliyadda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Ibraahim Xasan Oo Radio Muqdisho la hadlay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Argagixisadu ay Beegsadeen Shaqaale kuwa dhismaha ka shaqeeya Oo Feyl ugu Jiray Gaadashada Gunno Maalmeedka ay ku maanta ku howlgalayeen,Halka Qaraxa kalana uu gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay Bartamaha Magaalada.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Ciidamada ayaa Amaanka Adkeeyay iyadoo Bandow lagu soo Rogay Magaalada Beydhaba si looga Hortago Isku dayo kale oo Argagixisadu ku waxyeeleyso goobaha ay dadka shacabka ah ku badanyihiin.

halkaan ka dhageyso. Wariye Siraaji Shiek Isxaaq

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/02/Wariye-Siraaji-Shiekh-Isxaaq-ok.mp3
Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maanta kormeeray xarumaha maamulka ee Gaalkacyo

Next Post

Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta adeegsiga Af Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In