Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Burcad Badeed Dhameysatay Xukun Maxkamadeed oo Lagu Celiyay Soomaaliya”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Burcad Badeed Dhameysatay Xukun Maxkamadeed oo Lagu Celiyay Soomaaliya”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh Cali Begadi ayaa deeq dhar ah gudoonsiiyay 7muwaadin oo soomaali ah,kuwaasi oo magaalada Mombasa ku so dhameystay xabsi 7-sano ah,ka dib markii lagu eedeeyay falal burcad baeednimo ah.

Muwaadiniinta todobada ah oo soo dhameystay xukunka maxkamadeed ayaa sheegay in ay yihiin kaluumeysato oo aysan galin danbiga burcad badeednimada ah ee lagu eedeeyay,waxaana maanta dib loogu celiyo dalkooda hooyo ee soomaaliya.

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026

Dib u celinta muwaadiniintan soomaaliyeed ayaa waxaa iska kaashanayay safaarada Soomaaliya,xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan danbiyada iyo muqaadaraadka ee UNODC iyo waaxda Socdaalka ee dalkani Kenya.

Qaar ka mid ah muwaadiniintan soomaaliyeed ee soo dhameystay xukunka maxkamadeed ee todobada sano ah ayaa ka sheekeynaya dhibaatoyiinkii ay la soo kulmeen mudadii ay xabsiga ku jireen,iyagoona u mahad celiyay mas’uuliyiinta safaarada Soomaaliya ee dalkani Kenya.

Danjiraha Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Mxamed Xasan ayaa la dar daarmay muwaadiniitan soo dhameystay xukunka maxkamadeed,waxana uu sheegay ina y dadaal ugu soo deynta muwaadiniin kale oo iyaguna ku eedeysan falal burcad badeednimo,kuwaasi oo ku xiran xabsi ku yaalo magaalada Mombasa.

Bishii sagaalaad ee sanadkii hore ayey ahayd markii ay mas’uuliyiinta safaarada Soomaaliya ee Dalkani Kenya ay magaalada Mombasa ku booqdeen maxaabiista Soomaaliyeed oo ku eedeysan falalka burcad badeednimada ah.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 12 13 14 15 17 18 19

Sawir qaade:- Hassan Omar Baffo

Previous Post

Maamulka Degmada Shibis oo deeq gaarsiiyay xarunta dhaqancelinta carruurta ee Kadare “SAWIRRO”

Next Post

Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka baarlamaannada Afrika+Sawirro

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In