Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Safaaradda oo ka hadashay dil wiil Soomaali ah loogu geystay Masar-Dhageyso

caqiil by caqiil
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Safaaradda oo ka hadashay dil wiil Soomaali ah loogu geystay Masar-Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilyaas Sheekh Cumar oo ah siihayaha safaaradda Soomaaliya ee Masar oo u warramayay Radio Muqdisho ayaa faah faahin kasiiyay dil dhawaan loogu geystay dalkaasi wiil Soomaaliyeed.

Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar  ayaa sheegey in baaritaan lagu sameeyeen  dilka loo geystay muwaadinka Soomaaliyeed uu weli uu  socdo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilkaas dad  ay qaraabo yihin welina qaraabo hoose  ay wada dagnaayeen guriga,

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Sii-hayaha xilka safiirka Soomaaliya ee dalka Masar Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa heleda ninka geeriyooday ka codsaday in ay fasaxaan  meydka wiilka geeriyooday si loo aaso. Kaddib marka ay ka dhameeysteen baaritaanka lana sugayo kaliya eheladiisa in ay fasaxaan si loo aaso.

Waxuuna cadeeyay in ay jiraan dad fara badan ay  sheeganayeen in ay yihiin ehelada wiilkaas ayna waxba kajirin doonaayeen in kiiska wiilkaan la soo afjaro si loo baa biyo raadka marxuumka cidda ka dabeysay dilkaas.

Arrinka dilka wiilkaan dowladda Soomaaliya waxay kala xaajooneysaa kaliya adeerkiis oo hada ku sugan Burco si toos ula soo xiriiray Safaaradda kana dalbaday inaan la duugin meedkkaas ilaa la helo cida kadabeysay dilkaas

Wax  kajira malaha waxa ay isla maraayaan warbaahinta, cidkasta oo sheeganeyso inay yihiin ehelada waxaa la sameenaayay in la hubiyo , ilaa hada wax walaal u ah ama ehelada darajada koowaad ama labaad ama sidaxad ama afaraad oo nooyimid majiraan.

Waa dad isku dayaay inay helaan macluumaad wanaa loo diiday kadiib marka la helay waxa ay sheeganaayan inayna waxba kajirin.

 DHAGEYSO CODKA ILYAAS SHEEKH CUMAR

120712_002

Previous Post

Kulan dib u dhiska Shangaani looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Madaxweynaha dalka oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Australia-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha dalka oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Australia-Sawirro

Madaxweynaha dalka oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Australia-Sawirro

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In