Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Xaflad soo dhaweyn ah oo madax ka tirsan dowladda loogu sameeyay London

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Xaflad soo dhaweyn ah oo madax ka tirsan dowladda loogu sameeyay London
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Ra’isul Wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiiru dowlaha xafiiska raisul wasaaraha mudane C/raxmaan Dheere, Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska..

Munaasabadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay odayaasha golaha guurtida iyo Jaalliadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankan Ingiriiska, kuwaasi oo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay lakulmaan madaxdii wadanka oo safaro shaqo ku joogay wadankan.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa ugu horeyn uga warbixiyay xaalada uu marayo dalka iyo sida udhisan yihiin ciidanka Soomaaliyeed, balse shacabka kudhaqan qurbaha oo ay ugu horeeyaan odayaasha looga baahan yahay in ay lashaqeeyaan dowladooda.

Sidoo kale Ra’isul wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in dowladu ay wax badan kasoo qabatay inti ay soo jirtay waxyaabo badan oo ay ugu horeeyaan Amniga iyo maamul goboleedyada laga hirgeliyay dalka.

Ugu dambeyntiina Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa uga mahad celiyay odayaasha Guutida iyo Jaaliyadda Soomaalieed sida qiimaha leh ee ay usoo dhoweeyeen, waxaa uuna ugu baaqan in qurba joogta ay muujiyaan isku duubni iyo in ay dhinacooda kala shaqeeyaan dowladooda.

20160316_215133 20160316_215234 20160316_215245 20160316_215258 20160316_235227

Sawir-qaade Faadumo Cali

Previous Post

Shirki dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Baydhabo+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda ammaan ee deegaannada Galmudug “Dhageyso Shirka Jaraa’id”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda ammaan ee deegaannada Galmudug “Dhageyso Shirka Jaraa’id”

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda ammaan ee deegaannada Galmudug "Dhageyso Shirka Jaraa'id"

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In