Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Toddoboย  Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday Maxkamad ku taalla Dalka Faransiiska, iyaga oo loo heysto falal burcad badeednimo.

Waa markii afaraad oo Burcad badeedaan ay kasoo muuqdaan Maxkamadda, waana maxkamadeyntii u horeysay ee dhacda sanadihii u dambeeyay oo ay hoos u dhacday awooda burcad badeeda.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Eedeysanayaasha oo daโ€™dooda, ay u dhaxeysoย  25 ilaa 32 Sano ayaa lagu eedeynayaa afduubka dooni Dalxiiska sanadkiiย  2011,ย  taas oo ay ku qabsadeen meel ku beegan Xeebaha Soomaaliya.

Maxkamadda ayaa sheegeysa in Christian iyo Evelyne Colombo oo ah labo lamaane oo u dhashay Faransiiska lagu afduubay doonta, kuwaas oo ka tagay Dekada Caddan, kuna sii jeeday Cumaan

Evelyne Colombo oo Ciidamada badda Spain ayย  soo badbaadiyeen ayaa sheegtay in Seygeeda Christian ay dileen Burcad badeeda kadibna ay meydkiisa ku tureen badda.

Toddobada Qof ayaa la qabtay intii lagu guda jiray howllgalka lagu badbaadinayay la heystayaasha, markaasi oo loo wareejiyay Dalka Faransiiska, iyada oo labo ka mid ah Burcadeed ay dhinteen.

Macadda goโ€™aanka Maxkamadda ay ka qaadan doonto raggaan Soomaalida ah, oo mar kale la filayo inay kasoo muuqdaan Maxkamadda si looga gaaro goโ€™aan kama dambeys ah.

Awooda Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa la aaminsan yahay inay hoos u dhacday sanadihii u dambeeyay.

Previous Post

Jeneraal Xaamud oo kormeeray xarumaha ciidanka booliska ee Baydhabo “Sawirro”

Next Post

Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa wax ka qabashada abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia

Next Post
Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa wax ka qabashada abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia

Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa wax ka qabashada abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In