Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa wax ka qabashada abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa wax ka qabashada abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaaraya 10 Milyan oo dollar ay ku bixineyso  wax ka qabashada xaaladaha abaareed ee ka jira Soomaaliya iyo Ethiopia.

Dowladda China ayaa lacagtaasi u marsiineysa labada dowladood barnaamijka horumarinta cuntada adduunka, sida laga soo xigtay Wasiirka Ganacsiga China.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026

Sideed Milyan oo ka mid ah lacagtaasi, waxaa loo qoondeeyay abaaraha ka jira dalka Ehoipia, halka lacagta soo harta oo gaareysa labo Milyan oo dollar lagu bixin doono Soomaaliya.

“Waxaan kala hadli doonaa barnaamijka cuntada adduunka ee Qaramada Midoobay, in si degdeg ah Dadka loo gaarsiiyo raashin iyo kaabayaasha kale ee aas aasiga ah nolosha, ayuu yiri Wasiirka Ganacsiga China.

Abaarta oo meelaha ugu badan oo ay ka jirto ay ka mid tahay degaanada Waqooyi ee Soomaaliya, ayaa waxaa u dhintay ugu yaaan 6 Qof, iyada oo laga cabsi in xaaladda ay kasii darto haddii aan la helin gargaar degdeg ah.

Dowladda Federaalka Sooamaliya ayaa ku dhawaaqday hal milyan oo dollar, oo  wax loogu qabanayo Dadka ay saameystay Abaarta, iyada Xukuumadda ay magacaaday Guddi heer Wasiir ah.

Sanadkii 2011 ayey ahayd markii sidaan oo kale ay abaartu ku dhafatay Soomaaliya, markaasi oo ay ku barakaceen kumanaan qof kuwa kalena ay u dhinteen gaajo iyo haraad.

Previous Post

Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska

Next Post

Tabababar Beledweyne uga furmay suxufiyiinta gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe+Sawirro

Next Post
Tabababar Beledweyne uga furmay suxufiyiinta gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe+Sawirro

Tabababar Beledweyne uga furmay suxufiyiinta gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe+Sawirro

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In